(Daawo Sawirro) Sida RW Khayre & wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb

Wafdi uu horkacayo Raisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre oo galabta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Raisul Wasaaraha oo ay wafdigiisa ka mid ahaayeen xubno ka tirsan goleyaasha dowlada iyo saraakiil ayaa waxaa ku soo dhoweeyey garoonka dayuuradaha Dhuusamareeb Masuuliyiinta sare ee Ahlu sunna iyo Wasiirka arrimaha gudaha ee Xukuumada Somalia oo … Continue reading (Daawo Sawirro) Sida RW Khayre & wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb